Wararkii ugu dambeeyay xaalada magaalada Baydhabo ay ka socdeen rabshado

Wararka aan ka heleyno magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in saakay xaalada magaaladaasi ay tahay mid wax xoogaa dagan oon wax rabsho ah ka socon. Baydhabo ayaa labadii maalin ee lasoo dhaafay waxaa ka socday rabshado dhiig ku daatay, waxaana magaalada noqotay meel furun dagaal oo kale iyadoona … Continue reading Wararkii ugu dambeeyay xaalada magaalada Baydhabo ay ka socdeen rabshado